PDRC & SPA: Maareynta Marxaladda Kala-guurka

Ku soo dhawaada dhegeysiga kulankii 2-aad ee taxanaha dood-wadaagga X Spaces, kaas oo xalay ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Kulankan waxaa qaybtii hore xiriirinayay Agaasimaha PDRC, Buraale Kabayare Bilowga doodda, su’aasha ugu horreysa waxaa ka jawaabaya Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee DFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud

Halkan ka dhagayso 👇

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top