Wehelka Weriyaha

Soomaaliya waxa jiray qaabab warbaahineed oo dadkeedu adeegsan jiray. Qaababkaas waxaa ka mid ahaa dab-oogista oo darawiishtu aad u isticmaali jirtay, afuufida caroogga ama buunka/geeska oo la isticmaali jiray marka xog lays gaarsiinayo iyo kuwo kale oo fara badan. Farta Far-Soomaaliga (Cus- maaniyada) oo mudo lagu intifaacay nafteedu waxay ahayd mid ka dhalatay waayo aragnimada Soomaaliyeed.

Waa khasab in weriyaha Puntland yaqaan qaab-dhaqameedkii warbaahinta Soomaaliyeed haddii u doonayo inu xirfadiisa weriyanimo kobciyo. Sababtuna waxay tahay, waxa uu ogaanayaa sida dadka Soomaaliyeed wax loo fahamsiiyo. Waxaan ku rajo weynahay in qoraallada buuggani ka koobanyahay waxtar ku soo kordhiyaan warbaahinta Soomaaliyeed.

Download

Previous Conciliation between Media and Government in Puntland

Leave Your Comment

1st of August Neighborhood, KAG-ZA-043, Garowe, Puntland State of Somalia

Useful Links

Join us

© 2024 PDRC Somalia. All rights reserved