Waxaan maraynaa xilli masiirka dadka Soomaaliyeed kalaguur ku jiro. Waa xilli muhiim ah oo la doonayo in aynu go’aan ka gaarno mustaqbalka dalka iyo dadkeena. Waa wakhti go’aanka aan qaadanaa cidhib ku yeelan doono aayaha ubadkeenna.

Akhri Warsidahan si aad xog dheeraad ah uga hesho mowduucan.

screen-shot

AKHRI AMA SOO DEJI