Daraasad Gaar ah – Guulo wax-ku-ool ah oo Golaha degmada Qardho gaarey muddooyinkii ugu dambeeyey

Qardho waxay ahayd degmo ka tirsan gobbolkii hore ee Bar, inta aaney noqon magaalo-madaxda gobbolka Karkaar oo ah ka 7aad ee mandiqadda punland. Waxay xuduud la leedahay gobbollada Bari, sanaag-bari, Sool iyo Nugaal. Golaha Degmada Qardho waxa la dhisay 2005tii, xilligiisuna ahaa muddo afar sano ah. … Read more about Daraasad Gaar ah – Guulo wax-ku-ool ah oo Golaha degmada Qardho gaarey muddooyinkii ugu dambeeyey

Ayaan Dooranaa?

Waxaan maraynaa xilli masiirka dadka Soomaaliyeed kalaguur ku jiro. Waa xilli muhiim ah oo la doonayo in aynu go’aan ka gaarno mustaqbalka dalka iyo dadkeena. Waa wakhti go’aanka aan qaadanaa cidhib ku yeelan doono aayaha ubadkeenna. Akhri Warsidahan si aad xog dheeraad ah uga hesho … Read more about Ayaan Dooranaa?