Baaq Nabadeed

BAAQ NABADEED. Xarunta Nabadda iyo horumarinta Cilmi-baarista (PDRC) oo had iyo jeer u heellan nabadda, muddo dheerna ka shaqeynaysay xoojinta nabadda iyo isku-xirka bulshada ku Soomaaliyeed, aggaasimaha xarunta PDRC Ali Farah Ali ayaa Baaq nabadeed u diray beelaha dirirtu ku dhex-martay … Read more about Baaq Nabadeed

Fursadihii Jiray 2014-kii ee Faa’idada u Lahaa Dimuqraaddiyadda Puntland, ee aan laga faa’ideysan

Dadka ka qayb-galey daraasadda, iyo bulsha- da guud ahaan, aad ayey u taageersan yihiin dimuqraaddiyadda, ayaga oo aqbalsan fikradaha iyo mabaadii’da dimuqraaddiyadda, haddiiba ay waafaqsan tahay diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee suubban. Sannadihii u dambeeyey, wacyiga bulshada dhanka … Read more about Fursadihii Jiray 2014-kii ee Faa’idada u Lahaa Dimuqraaddiyadda Puntland, ee aan laga faa’ideysan

MAVU Civic Education Activity

On June 26th, the PDRC-MAVU Team facilitated elections for over 120 students of Ramadan School in Galkayo for the establishment of the first Student Association. This election, in which 100 student representatives voted for 21 candidates contending for the Chairperson, Deputy Chairperson and … Read more about MAVU Civic Education Activity

MAVU: The Eyl Experience

Eyl is a coastal district; a gruesome one day journey from the capital Garowe due to inaccessible roads. The community of Eyl is isolated from any local or international support and as a result the challenge of minimal social services is quite evident. Eyl, during the peak of piracy, was considered … Read more about MAVU: The Eyl Experience